Maxkamad kutaalla Mareykanka xukun adag ku riday nin Soomaali ah oo dilay Xaaskiisa

Maxkamad kutaalla dalka Mareykanka ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday nin Soomaali ah oo lagu helay in uu dilay xaaskiisa, waxaana dilka ninkan uu geestay sannadkii 2019-kii si weyn uga argagaxay Soomaalida Mareykanka kunool. Ninkan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Maxamed Cabdicasiis Keerow oo 48 jir ah, ayaa xeer beegtida San Diego ku … Continue reading Maxkamad kutaalla Mareykanka xukun adag ku riday nin Soomaali ah oo dilay Xaaskiisa